03/06/2022
Xanibaadihii xaga safarka ee saarnaa wadamada qaarkood in ay tagaan Sacuudiga iyo Xaramka ayaa maanta laga qaaday! NO more travel ban for the red-list countries and NO more PCR test. Alhamdulilaah.
Saudi Arabia will lift almost all Covid-19 restrictions, effective today, after the progress of the national vaccination program and high overall rates of immunity.